Isku aadka Champions-League oo la sameeyay


Xalflad heer sare aheyd ee uu soo qaban qaabiyay xiriirka K/cagta ee qaaradda Yurub ee UEFA ee isku aadka kooxaha ciyaaraha ee koobka Horyaaladda Yurub ayaa goor dhaweyd ku soo gaban gaboowday xarunta Monte Carlo ee magaaladda Monaco ee wadanka France, waxaana Xafladda ka soo qeyb galay dhammaan mas'uuliyiinta 32 koox ee koobka ka qeyb qaadaneysa.

Koobkan oo ah kan ugu xiisaha badan qaaradda Yurub ayaa wareega 1-aad kulankiisa 1-aad waxaa la kala ciyaari doonaan 16/17 bisha September, waxaana kooxu isku arki doonaan sidan

Group A

CHELSEA
Roma
Bordeaux
CFR Cluj

Group B

Inter Milan
Werder Bremen
Panathinaikos
Anorthosis Famagusta

Group C

Barcelona
Sporting Lisbon
Basel
Shakhtar Donetsk

Group D

LIVERPOOL
PSV Eindhoven
Marseille
Atletico Madrid

Group E

MAN UTD
Villarreal
CELTIC
Aalborg

Group F

Lyon
Bayern Munich
Steaua Bucharest
Fiorentina

Group G

ARSENAL
Porto
Fenerbahce
Dynamo Kiev

Group H

Real Madrid
Juventus
Zenit St Petersburg
Bate Borisov
Xafladii qorituurka ayaa sidoo kale lagu magacaabay kooxdii sanadka oo loo kala qeybiyay 4 abaal marinood oo kala ah, goolhaye, difaac, dhexda iyo weerarka, waxaana si la yaab leh ugu guuleystay Chelsea oo heshay 3 kamid ah afartii abaal marin oo ay ka heleen goolhaye Cech, kaptan Terry iyo ninka darbada kulul Frank Lampart oo qadka dhexe la siiyay, waxaa weerarka si aan shaki ku jirin la isugu raacay C Ronaldo oo wacdarihii uu dhigay dad badan ka yaabiyay.isana lasii yay weerar yahankii ugu wanaagsan




yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org