Ciyaaraha |
Koob teenis ayaa maanta waxa uu ka dhacay Garoonka Kaasa itaaliyoKoobkaani oo maanta si rasmi ah uga furamay garoonka kaasa itaaliyo ee dagmada xamar wayne ayaa waxaa kazoo qayb galay G.X.K.cagta Siciid maxamed nuur mugaanbo waxaa kaloo kazoo qayb galy G.X.K.K Aadan xaaji yabarow wish waxaa kaloo kazoo qayb galay Gudoomiya xiriirka soomaliyeed ee kubada Gacanta Maxamed xuurshe xasan Iaydoo tartankaani ay furitankiisa gacan wayn kagaysatay shirkada Neeshiin iskoo halakani uu ka hadlay Gudoomiya xiriirka teeniska pro cadow waxaa kaloo halkaasi kahadlay masuuliyiin kala gadisan ee ka soo qayb galay ciyaar taasi furitaanka ahayd waxaa ciyaarta isku fara saaray laba gabdhood ee walaalaha iyadoo labadaasi gabdhood aya soo ban dhigeen ciyaar siwayn loo jeclaystay Waxaana ciyaarta daaha ka rogay Gudoomiya ku xigeenka Gudiga olmpicada soomaaliyeed ahna Gudoomiya xiriirka kubada kolayga Aaadna xaaji yabarow shish iyadoona lala dhacay sida uu ufuray ciyaarta taasina waxy daah fur u ahyad ciyaartii taniska ahayd ee ka dhacday Garoonka kaasa taaliyo ee Dagmada Xamar Wayne ![]() ![]() ![]() yuusuf xuseenyuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiintaSifatu salaahka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo. |