Ciyaaraha |
Tartan K/Koleyga oo ka socda LondonMagaalada London waxa ka socda tartan Kubadda Koleyga ah oo ay soo qabanqaabiyeen dad horey uga qeybqaatay Kubadda Koleyga ee Somalia.Tartankan oo ay ka qeybgalayaan kooxo ka dhisan wadamada Qaarada Yurub iyo Waqooyiga America ayaa waxa kasoo qeybgalay kooxo ka socda wadamada Mareykanka, Switzerland, Sweden, Canada, Germany iyo Netherlands Dadka Abaabulay waxaa ka mid ahaa Cabdiraxmaan Maxamed Guhaad (Shiine Guhaad) iyo Xasan Maxamed oo loo yaqaan (John). Ciyaarahan Kubadda Koleyga ayaa waxa ay qaban qaabadooda soo bilaabeen sanadkii 2005, iyagoo safaro kusoo maray Mareykanka iyo Qaaradda Yurub, si ay u sameeyaan Urur mideeya ciyaartooyda Kubadda Koleyga. Waxayna jecel yihiin inay magac wayn ku kas badaan ragaasi abaabulay ciyaarahaasi.. ![]() yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |