Saamiyo yuusuf cumar oo niyad jab kula soo noqotay wadanka soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay (Aadan xaaji yabarow wiish) oo siwanaag san loo soo dhaweeyay

Saamiyo waxay halkaa kula nooleyd hooyadadeed , hooyadeeda waa haweeney ka ganacsata iibinta qudaarta fruits and vegetables. aabaheed wuu dhintay markii u gurigiisii kula habsaday BM ay soo tuureen ciidamada Eithopia halkaasoo ay sidoo kale ku nafwaayeen Samia habaryarteed iyo eedadeed. samiya ayaa waxey ii sheegtay iney la yaabtay aduunkaan ay timid oo ah meel kaaf iyo kal dheeri ah marka loo eego meeshii ay ka timid. Samia Yusuf Omar of Somalia waxey tartankaasi u tagtay si ay u orado women's 200-meter 19 Aug maalin talaado ah ayeey ku oraday garoonka National Stadium at the Beijing 2008 Olympics in Beijing lakaiin nasiib daro halka waxay ku hartay wareega ugu horeeyan ee isreeb reebka 200 oo miterugu . samiya haatan waxey dib ugu laabtay wadan uu halkeeyay dagaal sokeeyay oo aan dhamaad laheyn halkaasi wax taageero ah oo ay ku hormarineyso xirfadeda uguma horeeyaan.marka laga reebo iney dib ugu laabato qoyskeedii saboolka ahaa ee ay ka timid saamiya oo iminka tababarkeeda halkeedii kasii bilowday iyaa waxay kaloo iisheeg tay inay rajay nayso tartame kale oo soomaaliya kaqayb galyso . Dhinaca kale waxaa waxaa isna manta wadanka soomaaliya dib ugu soolaatay gudu uu hogaaminayo gudoomya kuxigeenka gudiga olymbicada soomaaliyeed ahana gudoomya xiriirka kubada kolyga {Aadan xaaji yabarow wish}wafdigaa ayaa waxa ay iskugu jireen masuuliyiin ciyaartoy iyo maclimiin iyadoo ay kasoo dageen garoonka Aadan cade ayraboorti halkaasina waxaa kusoo dahweeyay kumanaan dad ah oo ka kala yimid qaybo kamid ah dakmooyinka xamar markii ay soo dakteen ayaa waxaa wareysi gaar ah layeeshay Gudoomiya Aadan xaaji yabarow wish waxayna ahayd suaashii ugu horaysay oo aan waydiiyo wax yaabihii ay kala soo kulmeen wadanka shiinaha waxa uuna iigu jawaabay waxaan halkaasi kala kulanay wajiyo cusub iyo jawi cusub iyo dad cusub waxaa kaloo iisheegay inay halkasi shirar kula yeesheen olympicadii halkaasi kasoo qayb gashay qaar kood waxaan noosheegeen inay wax wayn kaqaban doonaan ciyaaraha soomaaliya si ay ciyaaraha danbe ee olympicada lagu qabandoono wadanka Egland inay siwada jir ah uga soo qayb gali doonaan dhan walbo ciyaaraha ha ahaadaane..






yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org