Ciyaaraha |
RONALDO OO LADUL DHIGAY 135 MILION OO POUNDRonaldo wuxuu yiri waxaan rabaa in aan u ciyaaro kooxda ugu weyn aduunka , sidaa darteed waxaan arki doonaa bisha January hadii ay dhab ka tahay ," the Guardian newspaper ayaa ka soo xigtay Dr Sulaiman Al-Fahim, of City's new owners, the Abu Dhabi United Group. Sida ay leeyihiin wararku , Al-Fahim ayaa sidoo kale wuxuu doonayaaa in xidigaha uu doonayo inuu keeno ay ka mid yihiin Thierry Henry iyo Valencia's David Villa as City, Al-Fahim ayaa sheegay inuu doonayo inuu dhiso "dream team" taasoo guulola yaab leh ka keenta Champions League gaar ahaan 3-da sano ee soo socota gudahood . City ayaa waxey maalin ka hore la timid xidiga ay Chelsea ku daashay ee Robinho markii ay dul dhigay lacag ka badan midii chelsea oo ah British record 32.5 million-pound . "Real Madrid ayaa sheegtay iney Ronaldo ku dooneyso 160 million dollars laakiin aniga waxaan diyaar la nahay 240 million (dollars) (135 million pounds). "maxaa dhacay ? waxaan rabnaa inaan noqon kooxda ugu weyn aduunka , taasoo xitaa k weyn Real Madrid iyo Manchester United. "waxaan rabnaa team ku guuleeysan kara Champions League," the Guardian ayaa sidaa waxey ka soo warisay Al-Fahim . Robinho, oo 24 sano jir ah ayaa wuxuu qaadan doonaa todobaadkii 300,000 dollars a week at City, kaasoo ka dhigeysa highest-paid footballer ever. yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |