KOOBAB LAGU MAAMUUSAYO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN AYAA WAXAA UU KA SOCDAA QAYBO KALA GADISAN


Koobab kaani oo lagu maamuusayo bisha barakaysan ee ramadaan ayaa waxuu ka bilowday qaybaha kala gadisan ee kajira gudaha dalka soomaaliya goobaha ay koobab kaasi kala gadisan ayaa waxaa ka mid ah dagmooyin ay kamid yihiin Kaaraan, Cabdul casiis , Xamar weyne, Xamar jajab, iyo waliba dagmada Yaaqshiid

Mar aan socdaal kumarayay qaybahaasi uu ka bilow day koobab kaasi lagu soo dhawaynayo bishaan barakaysan ee Ramadaa ayaa waxaa ku arkay inay qaybahasi lagu cayaarayao ay maalintiiba usoo daawasho tagaan kumanaan kun oo taageerayaasha

Mid ka mid ah garoomadaan ayaan daawasho ku tagay waxaan kula kulmay taageero aad caraysan oo koox uu taageero goolal lagu lee yahay waxa aan waxa ka waydiiyay sida xaaladiisa ay tahay wuxuuna iisheeegay inuu aad uga xun yahay guul darada soo gaartay kooxada uu taageeraha u ahaa uuna ka xun yahay waxa kaloo uu ii sheegay inuu ku kalsoon yahay kooxdiisa had iyo goor, waxa uu kaloo yiri waxbaa si ka noqday waana ka soo kabsan doonaa kulamada kale

Marwalboi markii lagaaro bishaan barakaysan ee ramadaan waxaa had iyo goorba ka bilowda qaybo intaa kabadan koobab lagu maamuusayo bishaan barakaysan ee ramadaan waxaa qaybaha aynan xili gaani kabilaaban loo aanay nayaa dagaalada had iyo goor ka soo cusbooonaanaya gudaha magaalada muqdisho




yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org