Gudiga olympica soomaaliyeed ayaa waxaa shir layeesheen gudiga Chinaha

Gudiga olympicada soomaaliyeed ayaa manta waxayn shir layeeshee gudiga olympicada wadanka Chinaha iyagoo kusugan gudiga olympicada wadanka soomaaliya Bejiin waxa uuna shirkaasi kadhacay midka mid ah Hotelada kuyaala wadankaasi .

Shirkaasi oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid ah gudiyadii kaqayb qaadanayay ciyaaraha olympicda ee kasocda wadanka Chinaha caasimadiisa Bejiin .

Shirkaasi asagoo sod ayaan waxaan khadka telfoonka kula xiriiray Gudoomiyaha Gudiga olympicda soomaaliyeed C/qaadir Ibraahin Gacal (abkow) waxana waydiiyey shirkaasi waxa uu ku saabsan yahan waxa uuna iigu jawaabay shirka waxa uu ku saabsan yahay sidii aan u wada shaqayn lahayn gudiyadaasi ka jira wadanka Chinaha waxan kaloo ii sheegay in ay ka cod sadeen sportiga soomaaliya inay gacan kagaystaan

Iyadoo shirkaani ay kasoo qayb galeen ciyaartoydii ciyaraha fudud ee dalka soomaaliya umatalaya ciyaaraha olympicda

waxaa kaloo kaqayb galay Kusimaha Gudoomiyah xiriirka soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Qadiijo aadan daahir

Inataa kadibna shirkii waxa uu kusoo idladay jawi aad u wanaagsan










yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org