Guardiola oo heshiiska u kordhiyey Barcelona
Tababaraha layliya kooxda kubada cagta ee Barcelona Pep Guardiola ayaa heshiis cusub usaxiixay naadigiisa Barcelona hishiis hal sana ah oo uu ku kordhiyey heshiiska uu haatan kula joogo naadiga.
Naadiga Barcelona o ah naadiga heysato horyaalka Spain, kan Qaarada yurub iyo Horyaalka Aduunka kadib markii uu waxaaso dhan uu tababare Guardiole usoo hooyay
gudoomiyaha naadiga Barcelona Joan Laporta. Ayaa ku qal qaaliyaya Pep Guardiola inuu sii joogo naadiga maadaama uu sumcad ku kas baday naadiga isagoo macalin cusub ah
hishiiska cusub oo saxiixay tababare Pep Guardiola ayaa waxa uu imaanayaa kadib markii ay madaxada naadiga ay Xalaykulan adak laqaatay iyagoona isku afgartay inuu isaka joogo Pep Guardiola isagoona heshiis halsano ah lasaxiixday naadiga
Guardiola ayaa galay buuqa taariikhda kooxda Barcelona iyo aduunyada kadib marki uu noqday macallinki ugu horeeyey ee mar wada qaada lix koob isagoona u soo hooyay naadiga Barcelona
- Login to post comments





