Saturday 20th of March 2010 02:23:04 AM

Arsenal oo hogaanka Premier League lawareegtay

Naadiga Arsenal ayaa habeenkii xalay ahayd waxay kulan katir san horyaalka Premier League laciyartay naadiga Bolton w.isagona kulankasi uu kadhacay gagada Emarts ay naadiga Arsenal kuciyaarto

Labadaani kooxood ee habeenkii xalay ahaa kulanka adak waya yeeshay ayaa tudobaadkii hore sidoo kale wada ciyaaray iyado Bolton dariiqo wacan lamarsiiyay tii xalayna si heer saraha loo daba dhigay inkastoo laba gool Arsenal looga naxsaday 7.daqiiqo uu ka dhaliyay G. Cahill kan kalana rigooro loodhigay waxaa ku hubsaday 28 daqiiqo M. Taylor

Waxay socotaba ciyaarta 43 ayaa halkoo gool Arsenal waxaa ku dhaliyay T. Rosick iyadoona galinkii hore ee ciyaarta lagu kala nastay 2 iy 0 oo ay Bolton ku hor kacaysay.

Nususaacihii danbe marka laysu soo noqday oo ay Arseanal ku bro garaam saneed inay hogaanka Horyaalka lawareegt ayaa goolkii labaad waxaa udhaliyay 52 daqiiqo C. Fabregas wixii kadanbeeyay inaas isaga gur ayay noqtay Bolton W waxana sii raacsaday T. Vermaelen iyo A. Arshavin sidaa ayayna ciyaartaasi kusoo gaba baboowday

Dhanka kale naadiga baryahaani danbe sii tacbaanaysay ee Liverpool ayaa iyana guulk kagaartay ciyartii xalay ahayd o ay Gurigeeda kumarti gilisay Naadiga ToTTenham waxayna naadiga Liverpool guushaasi ay gaartay kaga mahad noqeeysaa xidigeeda D. Kuyt oo labada gool mid bilaawga ciyaarta uu dhaliyay midna uu aaqirkii ciyarta uu siiraac saday iyadona waqtigii loogu tala galay ciyaarta kusoo idlaatay 2 iyo 0

League Cup oo isna laciyaaray .

Aston Villa 6 - 4 Blackburn R.

Italy - Serie A

Bologna 2 - 2 Atalanta

Genoa 1 - 1 Bari

Italy - Coppa Italia

Fiorentina 3 - 2 Lazio

Spain - Copa Del Rey

Mallorca 1 - 2 Getafe

Deportivo La Coruna 0 - 3 Sevilla

France - Ligue 1

Grenoble 1 - 3 Bordeaux

Lens 0 - 1 Montpellier

Lorient 1 - 3 Lyon

Marseille 2 - 1 Le Mans

Nice 0 - 1 Auxerre

Paris S.G. 0 - 1 Monaco

Sochaux 2 - 1 Lille

Toulouse 0 - 0 Nancy

Boulogne 0 - 2 Valenciennes

Kulama saaxiib tinimo oo isana xalay dhacay

Singapore 1 - 5 Denmark

Poland 3 - 1 Thailand

Oman 0 - 1 Sweden

Hogaanka horyaalka Premier League oo Arsenal kala wareegtay Chelsea.

Arsenal 48
Chelsea 48
Man Utd 47
Tottenham 38
Man City 38
Liverpool 37
Villa 36
Birmingham 33
Fulham 27
Everton 26

Caawana waxaa laciyaari doonaa koobka Copa Del Rey…

Racing Santander ? - ? Osasuna

Atletico Madrid ? - ? Celta de Vigo

Copyright © 2009 Goolka.com. All Rights Reserved.

Designed by