C.RONALDO OO LAGU DOONSIIYAY KABADA DAHABKA


Xidiga kooxda Man.United Cristiano Ronaldo ayaa la gudoon siiyey kobaha dahabka ah ee la siiyo ciyaaryahanka dhaliya goolasha ugu badan ee horyaalada kala gedisan ee qaarada Yurub.ka dib markuu wacdaro kadhigay

Xafladan lagu gudoonsiinayey ciyaarhayahan c.ronaldo kobaha dahabka ayaa ka dhacday jaziirada Madeira ee dalka Bortoqiiska oo ahayd meeshii uu ku dhashay C.Ronaldo isagoo halkaas codsadey si uu ugu xuso aabihii Diniz Aveiro iyo saaxiib kiis stevano labadaba oo dhowaan geeriyooday.

C.Ronaldo ayaa xagaagii lasoo dhaafay kooxdiisa waxa uu udhali yay ilaa iyo 13 goal isakoo kooxdiisa ka caawiyay kuguulay siga horyaalka premership iyo koobka horyaalada yurub isagoona iminka dhaawac kaga maqan kooxdiisa man united tan iyo bishii luulyo

Waxaa isna halkaasi lagu bixiyay abaal marino kale oo lagu doon siiyay ciyaar toydii kaalimaha labaad iyo sadaxaad galay .

Daniel Guiza oo u dheela R. Mallorca ayaa kaalinta labaad galay isagoo dhaliyey 27 gool halka kaalinta 3aad uu galay gooldhaliyaha Ajax Klaas-Jan Huntelaar oo 33 gool ku qaaday gooldhalinta horyaalka Nadarland

Halkii gool ee horyaalada weyn ee Yurub ayaa labo dhibcood loo xisaabiyaa halka goolasha horyaalada kusoo xiga oo ay Holladn ka mid tahayna 1.5 (hal dhibic iyo bar) loo qiimeeyo taasoo sababtay in Klaas-Jan Huntelaar 3aad ka noqdo liiska tartankaaasi

Si kastaba xafladaani ayaa waxaa kasoo qayb galy masuuliyiin kala duwan oo ka kala socotay wadama kala gadisan iyo qaarkood dadkii hal kaasi kasoo bayb galy ay sheegeen inay kusax sanaayen said ay loo gudoonsiiyay biladaha ciyaar toydaasi



yuusuf xuseen
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya


back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org