Ciyaaraha |
Koob lagu maa muusayay bisha barakasan ee ramadaan ayaa maanta la soo gababa gabeeyayKoobkaani oo baryahan si habsami leh uga socday mid kamid ah garoomanka ku yaala dagmada kaaraan iyadoo tartankaani ayaa soo abaabulay dhalinyarada dagan xaafada koobka lagu qabtay dhalinyarada soo abaabushay ayaa waxaa ka mid ahaa sida Axmed xuseen raage (qandal) Cabdi raxmaan taataa Cumar cabdi Yaaquub ibraahin Iyo mid kamid ah taageerayaasha ugu wayn dalka soomaliya oo taageera kooxda FC ELMAN abukar istuufa waxaana looqabta koobkaasi ilaa iyo kooxa gaaraya 16 kooxood kuwaas oo look ala qay biyay afar gruob oo kala ahaa A,B,C,D, tara tarnaai ayaa aahaa tartamayaasha loogu jecel yahay bisha barakaysan a ramadaa ee ka socda magaalada muqdisho Iyadoona maalin walba aya koobkaasi usoo daawasho tagi jireen boqolaal qof oo kala taageeraya hadba kooxdi cayaa rayso Tartankaani ayaa ugu dan baytii waxaa isugu soo haray finalihiisii laba kooxood oo kamid ahaa kooxisii aan loo saadaalianay nin koobkaasi kuwaasi oo kala ahaa AC.MAXABA iyo CARTAN SHOOB iyadoo ciyaarta finalka ahayda aya kazoo qab galeen qaar kamid ah gudoomiya yaasha xirii rada kala duwan ee ka jira dalkeena soomaaliya waxaana kamid ahaa G.K.G.olombicada soomaaliyeed Aadan xaaji yabarow wish iyo madax kale oo kala duwan Ciyaartii fiinalka ahayda oo ay ku kulmeena labada kooxood ee kala ahaa AC. MAXABA iyo CARTAN SHOOB waxayn ciyaarta kusoo idlaatay rigoorooyin 4iyo 2 oo ay kuusha kuraacday kooxdii kucayaaraysay magaca AC.MAXABA sidaana ayaa koobkii lagu gudoon siyay kooxdaasi iyadoona ciyaatiina waxay kusoo idlatay jawi aad uwanaagsan ![]() yuusuf xuseenyuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |