Xiriirka Kubada Cagta Itoobiya oo laga ceyriyey Ciyaaraha is reeb reebka 2010ka oo iminkaba socda

Wararka laga helayo magaalada Legos ee dalka Nigeria ayaa sheegaya in maanta laga ceyriyey Xiriirka kubada cagta ee Itoobiya is reeb reebka ciyaaraha aduunka 2010 iyadoo lagu eedeeyey faragelin siyaasadeed iyo musuq maasuq.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii ey dowlada Itoobiya sheegay in eryay Madaxweynihi Xiiriirka Kubada Cagacta ee Itoobiya Ashebir Woldergiorgis lana doortay Ahmed Yasin iyadoo arintaas uu ka soo horjeestay Woldergiorgis oo ahaa nin aad looga yaqaanay FIFA eyna keentay in laga eryo Itoobiya ciyaaraha is reeb reebka adduunka waxaaana haatan ku soo haray groupki ey ku jiree sedex kooxood oo kala ah Morocco, Mauritania iyo Rwanda.

Sidoo kale waxaa isna liiska laga saaray xulka wadanka Boland ka dib markii lagu ee deeyay inay sportiga wadankaasi uu siyaa sada uu dabada lagalay taasina waxaa go aan keeda gaaray xiriirka aduunka ee marka lasoo gaabiay loo yaqaano FIFA ianagoona kazoo bayg gali doonin isreer reebka cayaaraha aduunka oo iminkaba kasocda wadamo kala gadisan go aanka kazoo baxay xiriirka FIFA ayaa waxa sumcad xumo uu uyahay labada wadan eek ala ah ITOBIYA iyo BOLAND




yuusuf xuseen
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya


back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta

Sifatu salaah

ka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo.