Ciyaaraha |
Munasabad lagu xusaayay Garsoore Cabdi Cabdulaahi Calsow oo lagu qabtay Hoteelka Naasa Hablood ee Magaalada Muqdisho.Munaasabadaan oo lagu xusayo alaha unaxariistee Garsoore Cabdi Cabdulaahi calasow oo ahaa garsoore loogu jecel yahay gudaha wadanka soomaaliya iyo gobalada kuteetsan munaasabadaani ayaa waxaay ka dhacday Hotelka Naasa Hablood iyadoo munaasabadaani lagu waynaynayo xuska garsoore Cabdi cabdulahi calsow ayaa waxaa kasoo qayb galay gudoomiya kuxigeenka xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan maxamed cali xasan diritor waxa uu halkaasi kazoo jeediyay cadi waxaa uu ahaan jiray asgoo taariikhdiisa oo kooban uu halkaasi dadka dhagahooda ku shubay . Intaa kadib waxaa kaloo halkaasi ka hadlay Garsoore cabdi cabdule baasaale oo ay isku lootka ahaa yeen Garsoore cabdi cabdule callow waxaana halkaasi kasheegay isagoo qiiraysay ayuu halkaasi ha hadlay waxaana yiri cabdi waxaa uu ahaa Garsoore go aankiisa uu ahkaa waxa uu mar yiraahdona uu kazoo noqon jirin waana nin magaca iyo sumcad weyna ku lahaa dhamaan Gobalada soomaaliya . Xafladaania ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin sports iyo marti sharaf kale oo kala duwan sidoo kale waxa halkaasi lagu bixinayay koobab kala duwan oo lagu cayaaray Dagmada kaaraan koobaba kaasi oo lagu xusayay Garsoore Cabdi Cabdulaahi Calsow . Guud ahaan xafladii lagu xusaayay Garsoore Cabdi Cabdulaahi Calsow ayaa ku soo gaba gabowday jawi aad u wanaagsan ![]() ![]() ![]() ![]() mas uul u hadley hormuud caamir ![]() xasan diritor oo ku hadley magaca xiriirka soomaliyeed ![]() Xaaji huseen oo ahaa cabdi cabdulahi walaalkiisa oo asaga ka hadley munaasabada. ![]() baasaale oo ku hadley magaca aarbiirtaroyaasha kana hadley taariiqda cabdi cabdulahi uu ku lahaa sportiga dhexdiisa ![]() wariye saciimka oo soo bandhigaayo buug ka haldlaayo taariiq nololeedkii cabdu cabdulaahi oo ay qoreen dhalinta soo abaabushey munaasabada ![]() Ciyaartoyda ku guuleysatey Koobka loogu magaca darey Cabdi Cabdulahi calasow yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |