Ciyaaraha |
Didier Drogba oo dhaawacmay, iyo Chelsea oo murugo lasoo daristayWeerar yahanka ahna kubad sameeyaha naadiga Chelsea Didier Drogba ayaa garoomada kubada cagta ka maqanaanaya muddo lix todobaad ah ka gadaal markii dhaawac culus ka soo gaaray Cayaarta Chelsea la gashay naadi ka dhisan dalka Romania ee bar bar dhac ku dhamaatay . Baaritaano hor dhac ah oo lagu sameeyay Laacibkaani Qaarada Africa ka soo jeeda ayaa lagu sheegay in dilaac uu ka galay bowdada . Qeybtii dambe ee Cayaarta aya agaroonka laga saaray laacibkaani iyadoo gaari xanbaarka lagu qaaday . "Didier Drogba waxa uu ku biiray liiska laacibiinta dhaawacan todobaadyo badan ka maqanaanay kooxda", sidaa waxaa lagu yiri war ka soo baxay kooxda . Dhaawaca soo gaaray laacibkaani Didier Drogba ayaa dhar baaxo xoogan waxa ay ku tahay kooxda iyadoo uu ka mid yahay laacibiinta naadiga ku dhaarto . Cayaarta uu doraato ku dhaawacmay ayaa u aheyd markii sedexaad oo uu kooxda u safto ka di dib markii uu ka soo kacay qaliin horay loogu sameeyay dhamaadkii sanadkii tegay . yuusuf xuseenyuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiintaSifatu salaahka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo. |