Ciyaaraha |
Kooxda Kubada Cagta SITT DAALoo ka qeybgalaysa tartanka Kooxaha dalalka Jaamacadda Carabta oo lagu qabanaayo dalka Djibouti.Kooxda kubada cagta ee SITT Daallo ayaa maanta ka ambabaxday Magaalada Muqdisho, iyadoo ka qeybgalaysa Koobka Naadiyadaha Jamacadda Carabta oo ka furmaya Dhawaan dalka Djibouti. Tartankaan ayaa waxaa isku arkaya 4- Kooxood oo ka kala socda Dalalka Yemen, Israaiil , Sacuudiga iyo Soomaaliya, waxeyna naadiyadaan tartankooda uu furmayaa Jimcaha Soosocota. Wafdiga kooxda Kubada Cagta SITT DAALo ee maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaaya Xoghayaha XSKC C/gain saciid carab, iyadoo uu sidoo kale uu wafdigasi ay ka mid ahaayeen Gudoomiye ku xigeewnka XSKC Cali Saciid iyo Yaxye Aayow oo ah xubin XSKC. Ciyaartoyda iyo Wafdigaasi Isboorti ayaa safar dhinaca dhulka ah ugu ambabaxaeen, iyagoo diyaarad ka raci doona magaalada Hargaysa ee Jamhuuriyadda Soomaaliland, madaama uu xiran yahay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International. Ciyaartoyda u ambabaxday Dalka Djibouti ayaa tiradoodu ahayd 16-Ciyaartoy iyo hal Tababare, iyadoo ay ku soo biiri doonaan 3-Ciyaar yahayn oo mid uu yahay Goolhaye, labada kalana ay kala yihiin Mid difaaca ka ciyaara iyop Mid Hujuum ah ay ka imaan doonaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. ![]() yuusuf xuseenyuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiintaSifatu salaahka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo. |