Taratanka Ciyaaraha Fudud ee Koobka Janaraal Daa'uud 2008-da oo si rasmi ah loogu soo afjaray magaalada muqqdisho


Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho loogu soo afjaray tartanka ciyaaraha fudud ee koobka janaraal daa.uud(9 Aug) read more





Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiya ku xigeenka Gudiga olompicada soomaaliyeen ayaa laba maalin ka hore waxa ay gaareen wadanka Chinaha caasimadiisa Bajiin


Wafdigaa oo uu horkacayo gudoomiya kuxigeenka gudiga olompicada soomaaliyeed ahna Gudoomiyaha xiriirka kubada kolayga Aadan xaaji yabarow (wiish) (9 Aug) read more





Xiriirka kubadda cagta ee FIFA oo manta dayactir ka billaabay garoonka kubadda cagta ee cons stadium.

Mas’uuliyiin ka tirsan laba gole ee dowladda iyo madaxda xiriirka guud ee kubadda cagta ee soomaliya ayaa maanta dhigay dhagaxii ugu horreeyey,(05 Aug) read more





Kooxaha Finland fc somali iyo Benadir oo u soo gudbay ciyaarihii semi finalka ee maanta la ciyaaray

Waxaa galabta la ciyaaray ciyaarihii quarter finalkii(28 July) read more






Kooxaha Nabada UK iyo Götenborg oo u soo gudbay ciyaarihii semi finalka

Ciyaarihii heerka koowaad ee somali sommar games ayaa maanta la ciyaaray ciyaarihii quater finalka (27 July) read more






Ciyaarihii Heerka 1aad ee sweden oo soo gaarey wareegiisii labaad


Ciyaaraha heerka 1aad ee somali sommar games oo soo gaaray wareegiisii labaad iyadoo maanta oo kaliya ka harsan tahay(26 July) read more






Tartanka Cayaaraha Xagaaga ee K/Kolayga oo ka Furmay Garoonka Weyn ee Rinkeby

Waxaa Xalay Fiidkii si habsami ah loo furay tartankii Labaad ee ciyaaraha xagaaga K/Kolayga Tartankan oo ka furmay magaalada Stockholm ee dalka Sweden (24 July) read more






Xaflad Qado Sharaf Lagu Soo Gunaanadayay Todobaadka Xuska Aabaha Isboortiga Nuur Jeenyo iyo Olympicada oo Ka Dhacday Muqdishu .


Waxaa Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdishu lagu qabtay xaflad qado sharaf Lagu Soo Gunaanadayay Todobaadka Xuska Aabaha Isboortiga Allaha ha u naxariistee Nuur Jeenyo(23 July) read more





Ciyaarihii galabta la cayaaray shugar T oo markii labaad afka ciida loo daray


Ciyaarihii galabta oo aad u xiisa badnaa ayaa ciyaartii hore waxaa wada ciyaarey Finland fc-somali iyo Muqdisho Uk (22 Jly) read more





Cayaarihii shalay la ciyaaray


Waxaad moodaa in ay maalinba maalinta ka dambeysa in ay ciyaarahan sii adkaanayaan (22 July) read more






Cayaarihii somali sommar games 2008 oo aad moodo in kooxihii ay diyaar garow aad u wanaagsan la yimaadeen waxaa kaloo jira cayaaraha odayaasha



kooxihii ayaa diyaar garow aad u wanaagsan la yimaadeen waxaa kaloo jira cayaaraha odayaasha (20 July) read more






Cayaarihii Xagaaga Heerka 1aad ee Stockholm Sweden oo Maanta Furmay 2008

Waxaa maanta oo jimco 18/7/08 ah ka Furmay Garoonka Weyn ee Kuntby oo ku yaalo Xaafada ay soomaalidu aad u degentahay ee Stockholm sweden Cayaaraha Heerka 1aad oo Sanadkiiba mar la qabto waxaa soo qaban qaabiyo Gudiga Cayaaraha iyo Dhaqanka ee sweden.(19 July) read more





Waxaa Maanta Guud Ahaan La soo Afjaray Koobkii Lagu xusayay Halyeeygii sports Nuur Xuseen Cabdi NUUR JEENYO


Koobkaani oo ahaa koob lagu xusayao alaha unaxariistee halyeey gii sports nuu xuseen cabdi nuur jeeyo (17 July) read more





Tartan Feer ah oo lagu maamuusayo Halyeey Nuur Xusen Cabdi (Nuur Jeenyo) oo ka bilowday Garoon Ex-Lujino ee Magaalada Muqdisho



Gudiga Olompikada Soomaliyeed ayaa soo qaban qaabiyay Tartamo lagu maamuusaayo Halyeey Nuur Xusen Cabdi (Nuur Jeenyo)(15 July) read more







Gabdhaha Heegan oo shanta farood ku dhigay koobkii lagu xusayay halyeeygii sports nuur x jeenyo


Koobkaani oo baryahaani ka socday garoonka exluujino ee dagmada cabdulcasiis ayaa maanta la soo gabagabeeyey(13 July) read more






Xiriirka Olompikada Soomaliyeed ayaa Waxa ay bilaabeen Koob aay Ku xusayaan Halyeeygii sportiga nuur xuseen cabdi ( NUUR JEENYO )




Ciyaarahan ayaa soo agaasimay xiriirka olompikada soomaliyeed oo horkacayo C/qaadir Ibraahim Gacal( ABKOOW )(10 July) read more






Wararkii sports ee ugu danbeeyay caalamka

Ciyaar yahanka khadka dhexe u maamula kooxda chelsea Frank Lampard oo maanta u sheegay macalinkiisa cusub read more







Soomaaliya oo ku guuleysatey koobkii wadamada Africanka ee ku dhaqan wadanka Danmark

Waxaa magalada Kobenhagen ee wadanka Danmark 22 06. 08 ku soo gabagaboobay tartankii wadamada Africanka


read more

Shir sanadeedkii cayaaraha heerka koowaad ee Swedan ayaa furmay maanta oo ay taariiqdu tahay 3 da may 2008,


Shir sanadeedkii cayaaraha heerka koowaad ee Swedan ayaa furmay maanta oo ay taariiqdu tahay 3 da may 2008, Shirka ayaa ka dhacay xaafada sida weyn ay u degan yihiin soomaalida sweden ee Rinkeby goobta lagu magacaabo Folketshus i Rinkeby ( Guriga Umada
read more



Ciyaaraha odayaasha oo sanadkiiba mar la qabto


Ciyaarahan waxaa marti galiyey ururka dhaqanka iyo sportiga ee dalka finland (Socus) waxaana la qabtay 14-15.12.2007  
read more  sii akhri

xiriirka soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ayaa maanta qada sharaf ku yeeshay hotelka jamhuuriya kaas oo looga hadlayay waxa qabadka xiriirka iyo waxa u qorshaysan


Waxaa Hotelka Jamhuuriya ee magaalada Muqdisho lagu qabtay qado sharaf ay soo agaasimeen Xiriirka Ciyaaraha Fudud , Qaddo sharaftan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin sare oo dhinaca isboortiga gaar ahaan Guddiga Olambikada Soomaaliyeed iyo madaxda Xiriirka xiriirada hoos yimaada .(22 May) read more




Gudoomiyihii Hore ee gudiga Olompikada Soomaaliyeed Md Faarax Wehliye Caddow (sendiko) oo sheegay inuu markale laga dhex arki doono Maamuladii uu horay u hayn jiray


Faarax Wehliye Caddow (Sindiko) oo u horey u hayey Jagooyin aad u tiri badan oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiye Ku-xigeen Xiriirka Kubadda Cagta ee Qaaradda Africa (CAF) 20 May read more




Wararkii Ugu danbeeyay ee suuqa Kala Iibsiga ciyaartoyda


Wararka ka Imaanaya dalka Jarmalka ayaa waxa ay sheegayaan In Kooxda Bayern Munich ay shaacisay inay heshiis hor dhac ah la gashay laacibka kooxda Ac Milan Gennaro Gatusso (19 May) read more




Kooxda Inter-milan ee dalka Talyaaniga, Kooxda Lyon ee dalka Fransiiska, Kooxda Real Madrid ee dalka Spain, Kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka oo u dabaal degay hanashada horyaalada dalkooda.


Waxaa la soo afjaray dhamaan ciyaaraha dalalka qaarada Yurub oo ay ka mid yihiin, Kooxda Inter-milan ee dalka Talyaaniga, Kooxda Lyon ee dalka Fransiiska, Kooxda Real Madrid ee dalka Spain, Kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka oo u dabaal degay hanashada horyaalada dalkooda.(18 May) read more












User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org