Ciyaaraha |
Xulka Argantin oo markiisii labaad daafacday koobka olympicadaXulka qaranka kubada cagta ayaa maanta sidirqi ah uga badiyay geesiyada qaarada Africa ee Negeria kadib marki ay hal iyo ebar ay ku adkaadeen xulkaasi iyadoo ciyaartaasi finalka ahna ay ka dhacday Nest stadium. Xulkan Argantinan ayaa xili gaani daafacanayaa ciyaaraha olympicada uu xiligii hore kugulaystay waxay iminkafarxad kamuu jiyeen guushii ay kagareen ciyaarahaasi olympicda oo xiligaani lagu qabtay wadanak Chinaha caasimadiisa Bajiin . Labadaani xul ayaa baryahani hadal heyn tooda kubadneed gudaha magaalada muqdisho iyo qaybo kale waxayna dadak jecel ciyaaraha ay usaadaalinayeen koobkaani xulka Negeria iyadoo ay noqon saadaashii ay dadka qaarkood saadaalinayeen waxaana koobkaani kucaweeyay xulka Argantin . Labadaani xul ayaa waxay lasoo baxeen intay ciyaarahaani ay socdeen dardar aad uxoogan iyadoo inta ay fiinalka usoo gudbin ay soo garaaceen xulalka kala ah Belgium iyo Brazil waxayugu kal dhaceen sidatan Brazil iyo Argantin iyo Negeria iyo Belguim iyagona sidaa uga soo kala badiyay . Intaa kadib ciyaartii manta dhexmartay labadaasi xul ayaa waxay ahayd ciyaar siwayn loo jecleesto iyadoo ayk kadhex muuqdeen xidigo ay kamid yihiin Riquelma iyo Odawinga iyo xidigo kale waxaan koobki markeedii labaad la hoyatay xulka Argantin Xulka qaranka kubada cagat ayaa manta sidirqi ah uga badiyay geesiyada qaarada Africa ee Negeria kadib marki ay hal iyo ebar ay ku adkaadeen xulkaasi iyadoo ciyaartaasi finalka ahna ay ka dhacday Nest stadium. Xulkan Argantinan ayaa xili gaani daafacanayaa ciyaaraha olympicada uu xiligii hore kugulaystay waxay iminkafarxad kamuu jiyeen guushii ay kagareen ciyaarahaasi olympicda oo xiligaani lagu qabtay wadanak Chinaha caasimadiisa Bajiin . Labadaani xul ayaa baryahani hadal heyn tooda kubadneed gudaha magaalada muqdisho iyo qaybo kale waxayna dadak jecel ciyaaraha ay usaadaalinayeen koobkaani xulka Negeria iyadoo ay noqon saadaashii ay dadka qaarkood saadaalinayeen waxaana koobkaani kucaweeyay xulka Argantin . Labadaani xul ayaa waxay lasoo baxeen intay ciyaarahaani ay socdeen dardar aad uxoogan iyadoo inta ay fiinalka usoo gudbin ay soo garaaceen xulalka kala ah Belgium iyo Brazil waxayugu kal dhaceen sidatan Brazil iyo Argantin iyo Negeria iyo Belguim iyagona sidaa uga soo kala badiyay Intaa kadib ciyaartii manta dhexmartay labadaasi xul ayaa waxay ahayd ciyaar si wayn loo jecleysto iyadoo ay ka dhex muuqdeen xidigo ay kamid yihiin Riquelma iyo Odawinga iyo xidigo kale waxaan koobki markeedii labaad la hoyatay xulka Argantin ![]() yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |