Natiijooyinka Ugu danbeeyay Horyaalka 25-aad Wiilasha iyo Gabdhaha K/Koleyga

Waxaa si xiiso badan uga socda garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 25-aad ee wiilasha iyo Gabdhaha K/Koleyga Soomaaliyeed , waxaana ciyaaro aad u xamaasad badnayd si weynna loo hadalhayay kooxuhu isku arkeen sidan :-

Wiilasha

19 /10/ 2008 : Dekedaha vs. Nationlink 48-25

Gabdhaha

20 /10/ 2008 : Heegan vs. Halgan 2- 0 ( Forfeit Maqnaatay kooxda Halgan)

Wiilasha

20 /10/ 2008 : Alshacab vs. OFC 46-52

Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadira mas`uuliyiinta xiriirka K/K Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo, mas`uuliyiin GOS , madaxda xiriirada iyo dadweyne aad u farabadan oo si weyn u xiiseeya ciyaaraha Kubadda Koleyga waxaana muuqanaysa in si weyn ay u soo buuxdhaafiyaan maalinba maalinta ka danbaysa garoonka Ex: Lugino .









yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta