Ciyaaraha |
Gerrard Oo Lagu Tilmaamay best midfielder in the world"kooxda ay isla hogaaminayaan horyaalka ee Chelsea oo aan ilaa Sunday' aan wax ciyaar ah laheyn taasoo ay fooda is dari doonaan Manchester United, ayaa Liverpool waxey la ciyaari doontaa maantay newcomers Stoke City at Anfield . Gerrarad oo ahaa dhaliyaha Liverpool's ee 2-1 ay Champions League kaga adkaatay Marseille , ayaa hada wuxuu u baahanyahay goalal aad u ugu badan intaasi qarnigaan si uu record u sameeyo. "99 goal inuu uu dalio ciyaaryahan khad dhexe ka ciyaara waa la yaab," sidaa waxaa yiri Benitez. "hada intaa in ka badan ayuu dhalin karaa , wuuna sii laba laabi karaa hadii uu qaato goalasha penalties ag ! "wuxuu dhaliyay goalal aad u weyn oo aysan xidigo badan dhalin karin . aad ayaan u nasiib badanahay maxaa yeelay waxaan heysanaa the best midfielder in the world." Trezeguet Oo Qaliin Lagu sameeynayo ROME (AFP) - Juventus striker David Trezeguet ayaa qaliin lagu sameyn doonaa si loo badbaadiyo jilibkiisa , sida laga soo xigtay kooxda reer Italian club shalay . xifiga reer French , ayaana haleelin inuu ciyaaro bilowgii horyaalka xagaagaan sababo dhaawac ah , kaasoo uu ku sii ciyaaray kulankii Wednesday' ee Champions League gaar ahaan kii ay la ciyaareyn Zenit St Petersburg. sida ay leeyihiin Italian press Trezeguet waxaa laga yaabaa inuu garoomada ka maqnaado ku dhawaad labo bilood marka qaliinkiisa lagu sameeyo . Trezeguet ayaa ku soo biiray kooxda reer Italian markii uu ka soo tagay Monaco in 2000 wuxuuna u dhaliyay 20 goals 36 kulan oo uu u ciyaaray sanadkii tagay . bishii July, 30-sano jirkaasi wuxuuu ku dhawaaqay inuu ciyaaraha caalamiga ah ka fariistay markii dib qaranka loogu dhiibay Raymond Domenech - kaasoo xiriirkooda uu aad u sii xumaaday . Pirlo Oo Dhaawacan MILAN, ITALY (TICKER) AC Milan midfielder Andrea Pirlo ayaaa waxaa la soo sheegay inuu 2 bilood garoomada ka maqnaan doono sabab la xariira dhaawaca muruqa ah oo lugta midig ka soo gaaray . Pirlo, oo 29 sano jit ah , ayaa wuxuu dhaawacaani ka soo gaaray intii lagu guda jiray is diyaarintii ay kooxda Rossoneri ay ugu jirtay kulankii UEFA Cup ee ay la ciyaartay FC Zurich. Andrea Pirlo waxaa tijaabadii baaritaan ee ugu horeysay lagu sameeyn doonaa maantay taasoo lagu qiimeynayo dhaawiciisa , sida awaxaa lagu yiri hadal ka soo baxay kooxda waqtiga uu dhaawiciisa qaadan karo waxey u dhaxeysaa 45 illaa 60 maalmood . dhaawacaasi waxaa laga yaabaa inuu ka maqnaashiiyo isreeb reebka kulamada ay Italy ciyaari doonto World Cup gaar ahaan kulamada Bulgaria iyo Montenegro bisha soo socota yuusuf xuseenyuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiintaSifatu salaahka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo. |