Cabdi naasir saciid ibraahin Kaneeco oo jibiyay Rikoor u yiilay


Kaneeco oo ah ciyaarhanka uga qayb galaya dalka soomaaliya tartanka olympicada ee kasocda wadanka Chinaha magaaladiisa Bejiin waxaana maalintii shalay ahayd uu orday tartanka dheer ee 500 oo miter isagoo jibiyay rikoor horay ugu yiilay asaga waxaana ku orday 14 daqiiqo iyo 21sakin isagoona galya kaalinta 9aad ee tartankaasi waxaana layaabeen dalalkii oo uu kahormaray isagoo iminka tababarkiisa oo uu halkiisa kasii wata .

DHINACA KALE saamiyo yuusuf cumar oo ah iyana gabadha umatalaysa dalka soomaaliya ciyaaraha olympica ee kasocda wadanka Chinaha waxana maalintii doraato ahayd ay Isreeb reebka 200 oo miter ay ka gashay kaalinta 9aad ee tartankaasi .. Sidoo kale waxaa iyana lajibiyay tartanka 100 miter oo uu jibiyay husen bolt ee udhasahy Jasiirada Jameeka waxaana ku orday 9.69 sikin waxaa uuna iminka isku diyaaarinayaa tartanka 200 oo miter hadii sigaar ah loo fiiriyo sida fudud uu ku jibiyay rikoorkaasi ayaa waxaaba lakaraaba inuu jibinkaro tartanka 200 oo miter

Dhinaca kale waxaa iyana lagu guulaystay iyadoo aan lajibin isla tartankaasi 100ka miter dhanka gabdhaha kuguulaysatay Faraysar shooli aan ee u dhalatay isla Jariirada Jameeka kaalimaha 2aad iyo 3aad waxaa iyana galay gabdho udhashay isla Jasiiradaasi

Sidookale iyana waxaa lagu guulastay bilada dahabkana lagu qaaday tartanka 10.000 waxaana kuguulaystay (Bakeeli Kana Niisha) ee u dhashay wadanka itoobiya kaalinata 2aadna waxa galay (Sahiim Shaheeti ) ee isna u dhashay wadanka Itoobiya

Todo badii ugu horaysay tartankaasi ayaa waxaa ahaa yeen tartamayaal ku ordaya magaca Geeska AFRica

Sadan Ithopian ah Sadax Keenyaan ah iyo {Sabiista Sarla say}ee u ordayay wadanka Elatareeya .

Inataa kadib ayaa isna waxaa la orday Tartanka dheer ee 10.000 ee miter waxaana kaalinta 15aad kagalay Cabdi Cabdiraxmaan ee dhala shadiisu tahay dalka soomaaliya ee u ordayay wadanka Mareekanka


yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org