Ciyaaraha olympicada oo si habsami leh uga socda wadanka chinaha


Waxaa si hab sami leh usocda ciyaaraha olympicada aduunka kaas oo kasocda wadanka chinaha magaaladiisa Bejiin iyadoo ciyaarahaani ay kaduwan yihiin ciyaarihii horay ee olympicada ee lagu qaban jiraya wadamada qaar kood iyadoo wadanka chinaha uu noqday wadanka ugu waagsan ee siwayn iskugu abaa bula ciyaarahaani .

Ciyaarahaani ayaa iminka waxaa kaqayb galaya ilaa iyo 205 wadan oo doonaya wadan wanwalba inuu kuguulaysto ciyaaraha olypicada ee xiligaani mucjisa gaar ah xan baar san horay ayaa waxaa usocday ciyaaraha Feerka .Kubada LALISKA. SHAABKALATADA. DABAASHA . LAGDANKA .intaa karb ayaa waxaa socday ciyaaraha kubada cagta ee wiilasha iyo gab dhahaba balse ciyaaraha loogu jecelyahan oo ah ciyaaraha FUDUD ayaa habeenkii xalay ahayd daaha laga rogay .

Ciyaaraha kubada cagta ayaa waxaa isku soo haray dhanka wiilasha xulalaka kala ah Brazil., Cameroon, Italy, Belgium, Argentina , Holand , Nigeria , Ivory coast,

Dhanka Gabdhana waxaay isku arki doonaan kooxaha sida tan,Brazil, , Germany , Japan, United states , ciyaarahani ayaa waxay yihiin Semi_Finals waxaana laciyaeri doonaa 18 bishaan agosta oo aan bartanka kaga jirno

Ciyaarahaan olympica ayaa malaayiin dada ah ayaa waxay kadaa wadaan shaashada iyo websedyada iyadoo ay kala taa geerayaan kooxaha kazoo qayb galay ciyaa rahaasi siwalbo arina haaatee dadaka midba wax buu taakeeraa .balse wixii kusaab sab ciyaarahaani waxaad kal socon doontaan wabsedka

Dhan kale waxaa manta daaha laga rogay horyaalka loogu jecel yahay caalam oo ah horyaalka premershipka isagoo ah horyaalka loogu daawasho badan yahay wadanka soomaaliya waxaana kooxha ugu horeeyay ay isku arkeen sida tan

Arsenal vs west Bromwich 1-0
Bolton vs Stoke cty 3-1
Evertonvs Blackburn 2-3
Hulcty vs Fulham 2-1
Middlesbrough vs Tottenham 2-1
West Ham vs Wigan Athletic 2-1



yuusuf x.x.yusrifuuda
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya



back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta


designed by Mdhinbil www.togga.org