GOORDHOW WAXAA MAGAALADA MUQDISHO KA ANBA BIXI DOONO XULKA QARANKA SOOMAALIYEED


Magaalada muqdisho oo ah magaalo qalalaasyo kala duwan ay ka dhacaan ayaa waxaa tababar joogta ah uu uga socday xulaka qaranka soomaliyeed

Iyadoo ciyaartoydana mararka qaarkood ay wadooyinka kuxirmaan marmarna ay dhibaatooynin ay kala kulmaan ciidamada dowlada iyagoo usoo kala xaya tababarkooda iyogoona galab iyo subax ay ku sameeyaan tababarka caroonak koonis stadiom oo ah garoon uu dhismo kusocota .

Xulka qaranka soomaliyeed waxaa cashirada siiyay macalimiinta kala ah Cabdi kuus iyo macalin geele oo dhawaan kasoo dhowday wadanka jabuuti kagadaal markii uu uka xeeyay kooxda SITTDAALO koobka jaamacada carabta ee kabilaabanayay wadanka jabuuti balse ay kasoo noqdeen markii guul daro dusha loo saaray kooxdaasi

Xulka qaranka soomaaliyeed ayaa goor dhaw u an babixi doono wadanka jabuuti si ay tababar ugu sii sameeyaan wadankaasi

Tababarka ay kusameen doonana ayaa waxaa looga gol leeyay codsi ka yimid ciyaar toyda xulka kaga imaanaya diba daha sida xidigii waynaa ee ucayaara yay kooxda Mid nimo Ciisa Dheere iyo ciyaartoy kale oo iyana ka imaanaya wadanka talyaaniga .

Inataa kadid xulka waxaa kamid ay ciyaartoyda labada kooxood ee kala ah ELMAN iyo DAKADAHA kagadaal markii ay isku dhaceen masuuliyiinka kooxaha elman iyo dakadaha oo ay ku kacasan yihiin Gudoomiyaha Xiriirka soomaaliyeed EE kubada cagta Saciid mugaabo

Isku dhacaasina uu keenay inay nan kamid noqo nin labadaasi kooxood ciyaar toy katirsan inay xulka ay nan ku jirin

Waxayna dadka soomaaliyeed ay hadal hayaan ianay nan xulka la aan tiis uu socon karin ka maqnaashaha ciyaartoyda Dakadaha iyo Elman maxaa yeelay labadaani kooxood waxaa ucayaara ciyaar toyda ugu wanaag san gudaha dalka soomaaliya

Dadkana waxay leeyihiin waanu arkidoonaa wixii ay soo hoyaan xulka qaranka oo ka qayb gali doono koobka bariga iyo bartamaha africa ee kabilaaban doonbo wadanka kenya







yuusuf xuseen
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya


back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta

Sifatu salaah

ka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo.


designed by Mdhinbil www.togga.org