Ciyaaraha |
Taariikhdii Garsoore cabdi cabdulaahi AlasowAlaha unaxariirsto garsoore cabdi cabdulaahi alasow waxaa uu dhashay sanadkii 1968 waxa uu ku dhashay dagmada boondheere ee gobalka banaadir asagoo waxa barashadiisa oo dhan kusoo qaatay duksiga Genarel Da.uud ee magaalada muqdisho . Cadi waxa uu yaraantiisii jeclaa ciyaaraha kubada cagta waxaa uuna yaraantiisii ku cayaari jiraya gaoomanaka bacaadada al ee kuyaalay xafadaha dhex dooda asagoo kamid ahaa dhalinta dada yareed oo xiligaasi soo baxayay kuwooda ugu fir fircoonaa markaas oo uu xaafada uu kunoolaa unoqday kabtan ama abaabule oo uu horkaci jiray koox xaafadiisa kadhisneed cabdi waxaa uu ahaa weerar yahan siwayn ay uga cabsan jireen kooxaha kazoo horjeeda Wixii ka danbeeya xili gaasi cabdi waxa uu noqday dhalinyarada fara kutiriska oo kutilmaanaa xirfadeenta kubadaha . Intaa kadib Cabdi cabdulaahi Alasow markii la arkay sida uu ujecelyahay ciyaaraha ayaa waxaa looga yeeraya tababar Garsooranimo markaas uu sanadka ahaa 1988 Bishii Desember,31 aysoo sidaana uga qayb galay tababarkasi oo soconayay mudo bil ah tabatarkaasina waxaa kaqayb galayay ilaa iyo Garsoorayaal gaaraya 27 Garsoore isagoo tababarkaani uu kabilowday xilgaasi Dugsiga sare ee (Shiikh xasan Barasane) Garsoore Cabdi cabdulaahi Alasow waxaa ka mid ahaa ragii ugu suaalo waydiis babnaa simaanaarkii garsoora nimo oo xiligaaso soconayay oo uu kaqayb galay waxaana calin uahaa alahaa unaxariistee Garsoore Maxamed axmed Jaamac{Madadaal}, garsoore Maxamed muqtaar sheikh iyo Garsoore Mowliid macaani . Taa kadib Garoore cabdi cabdulaahi Alasow waxaa loo aqoon saday Garsoore heer caalami ah oo udiiwaan gashan Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta wixii kadanbeeyay sanadii 1990 isagoo xiligaasi loo joogteeyay inuu qabto ciyaaraha Gobalha oo xilgaasi lagu qabanayay Garoonka Stadium Muqdisho asagoo ay isla qaban jireen garsoorayaa shii ay xiligaasi isku loodka ahaayeen. Taakadib Garsoore cabdi cabdulaahi waxa uu kamid noqday 9 Garsoore oo loo doortay inay soomaliya matalaan oo ay kamid noqdaan garsoorayaasha udiiwaan gashan Aduunka (FIFA REFEREE) Wixii kadab beeyay intaa cabdi waxa uu wax kadhax dhexaadiyay 15 ciyaarood oo ka kala dhacay wadamo ay kamid yihiin Kenya Yugandha Tansaaniya Ruwanda Masar iyo Ithopia aisagoo intaana kamutays tay amaan balaaran cabdi asagoo wali shaqadiisa ku guda jira ayaa waxaay niman dablay ah ku dileen magalada muqdisho gaar ahaan isgooyska saanca alaha unaxariistee dilkii ladilay Garsoore cabdi cabdulaahi waxa dadka soomalaaliyeed meel walbo ay joogaan uu ku noqday geeri naxdin leh yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |