Ciyaaraha |
Muxudiin maxamuud maxamed (Faraqajaan)oo kamid ahaa garoorayaashii soomaray dalkeena soomaliya ayaa eedeen kulul dusha kaga tuuray xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagtaMuxudiin faraqajaan oo kamid ah garsoorayaashii ugu can sanaa ee soomaray dalkeena soomaaliya kana mid ahaa garsoorayaasha loogu jecel yahay dalkeena soomaliya ayaa waxa uu eedeen kulu dusha kaga tuuray xiriirka soomaliyeed ee kubada cagta isagoo sigaar ah uwee raray raga xiriirka kubada cagta masuulka ka ah waxa uuna faraqajaan sheegay 25bilod aan waxa kubad gac ah ka dhicin gudaha magalada muqdisho iasgoo sheegay inuu waligiis tan oo kale ay nan soomarin xiriirka kubada cagta soomaliyeed . Waxa kaloo faraqajaan intaa ku daray inay tani sumcad daro utahay raga xiriirka masuulka ka ah iyadoo aay laqaban 25 bilood ciyaar kubada cagta ah iyadoona kooxihii qaar kood ay ku kacsan yihiin gudoomiyaha xiriirka soomaliyeed ee kubada cagta (Saciid maxamed nuur , mugaanbo) Garsoore faraqajaan ayaa waxa uu usheegay Gudoomiyaha xiriirka kubada cagta iyo Xogayaha xiriirka kubada cagta Saciid mugaanbo iyo Cabdi qani saciid carab inay kadaayaan fadhiibka ay ku hayaa xiiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta isagoo intaa kudaray faraqajaan ayaa waxa kaloo yiri dhibaatooyinka kajira wadanka in looga bixi karo sportiga . Arinata kazoo yeertay faraqajaan ayaa waxay kusoo beeg maysaa xili goordhow lafilayo inay xulka qaranka soomaliya u anba baxaan ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa iyadoona ciyaartoydii ugu caansaneed ay nan ka muuqan xulka dadkana ay iswaydiinayaan waxa yaabaha ay xulka ka soo hoyn karaan ciyaarahaasi yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.comInfo@goolka.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |