WAXAA GOORDHAW MAGAALADA MUQDISHO KABILAABANDOONA HORYAALKA 25 AAD EE KUBADA KOLAYGA


Todabo iyo tobanka bishaan ayaa waxaa lagu wadaa inay daaha laga rogo Horyaalka 25 aad ee kubada kolayga isagoo ka badalan horyaalkii 24aad ee horay loosoo gabab gabeeyay.

Furitaanka tar tankaani ayaa waxaa kusoo beega mayaa xili magaalada muqdisho aynan ka jirin wax ciyaara ladaawado iyadoo horayaalka kan uu xamasa diisa wata waxaana ku suukordhay kooxo horleh

Wabsedka GOOLKA markuu warysi siiyay Gudoomiya ku xigeenka Gudiga olompicada soomaaliyeed ahna Gudoomiya Xiriirka Kubada Kolayga Aadan xaaji yabarow Wiish isagoo la waydiiyay goorta uu bilaaban doonaan ciyaarahasi waxa uu ugu jawaabay sida tan

Waxa uu sitoos ah ufurmi doonaa koobkaasi jimcadaan jimcadeeda oo ku began 17 bishan oktobar oo aan gudaha kaga jirno .

Waxaa kaloo lawaydiiyay sida uu kaga duwan yahay horyaalkii 24 horyaalkaan waxa uuna ku jawaabay horyaalkaani waxaa lagu soo kurdhin doonaa sharuuc cusub oo macalimiinta lay linaya kooxada iyo garsoora yaasha ciyaarta qaban doona lagu soo siiyay saminaar soconayay laba maalmood waxa kaloo intaa ku daray in laga dareemi doono waxayaabaha lagu soo qaatay sami naar kaasi Garoonka lagu ciyaaridoona horyaalka 25 aad

Ugu danbeentii waxa uu markale Wabsedka GOOLKA uu waydiiyay inata uusan Horyaalka bilaaban ina laqaban doono ciyaara saaxiibtinimo waxa uu Wiish uu markale ku jawaabay haa waa la ciyaari doonaa kulano saaxiib tinimo oo ay kooxada ugu diyaar garoobayaan Horyaalka 25 aad ee Basketbolka intaa kadib Gudoomiyaha waxa uu umahad celiyay sida Wabsedka GOOLKA uu ku tilmaamay inuu yahay Wabsed Ku howlan Isboortiga dhan walbo ha ahaatee




yuusuf xuseen
yuusuf504@hotmail.com
Info@goolka.com
Goolka Muqdisho,Somaliya


back

User Login

Password:

Wararka

Xayeysiinta

Sifatu salaah

ka baro sifada salaada loo tukado tafsiirka halkan haii illaahay yidhaahdo.