Ciyaaraha |
GUDOOMIYE KUXIGEENKA XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE KUBADA KOLAYGA OO WABSEYDKA GOOLKA UGA WAR BIXIYAY BAH SAMI USOCODA HORYAALKA 25aadIbraahin xuseen Roombe oo ah Gudoomiye kuxigeenka xiriirka soomaliyeed ee kubada kolayga ayaa uga war bixiyay habsami u socdaan hoyaalka 25aad oo kubada kolayga.Horyaalka 25aad waa horyaal ka xamaasad kulul horyaaladii hore oo laqaban jiray waxa uuna gudoomiyaha sheegay inuu horyaalkaasi ay kasoo qayb galeen ilaa iyo kooxo gaaraya 10 koosood oo wiilal ah iyo 5 kooxood oo gabdho ah isagoona horyaalka kasocdo garoonka exluujino ee dakmada cabdal casiis . Gudoomiye roombe ayaa inataa waxa kaloo kudaray inay ciyaarahaasai ay maalin walbo usoo tagaan boqolaal qofood oo jecel daawasha ciyaaraha baskedka inagoona kal taageeraya maalin taasai labadii kooxood ee ciyaayarso. Waxa kaloo saheegay roombe inuu horyaalka bilowday 17 bishan oo ku beegneed maalin jimco ah waxaana lagu soo ban dhigay maalin taasi lafurayay fandasyo kala duwean oo lagu taageerayay horyaalkaasi cusub ee 25aad ee basked boolka . Sikastaba ciyaarahaasi ayaa waxay marayaan meelihii ugu xamasada kululaaha wixii kusoo kordho waxaad laka socon doontaan wabseydka goolka yuusuf x.x.yusrifuudayuusuf504@hotmail.commohamoudimad@hotmail.comGoolka Muqdisho,Somaliyaback |
User LoginWararkaXayeysiinta |