Ciyaaraha |
Ciyaarihii Toddobaadka Soomaalida ee Minnesota oo La furay
Maalinimadii shalay oo taariikhdu ay ku beegnayd 06/25/2009, waxaa garoonka kubadda cagta ee loogu magac daray James Griffin Stadium oo ku yaalla Magaalada Saintpaul ee gobolka Minnesota(30 Jun 09)
read more
Kooxda K/Cagta Sandiego oo ku guulaysatay koobkii xoriyadda Jabuuti
Kooxda kubadda cagta ee gobolka Sandiego ayaa iyagu 2 iyo 1 ku suul daartay kooxda kubadda cagta ee Dallas, ka dib markii ay isku haleeleen tartankii cayaaraha kubadda cagta ee loogu magac daray Somali/America indepence days (29 Jun 09)
read more
Qorituurkii tartanka Somali Week London 2009 oo lagu qabtay xaafadda Wembley.
London 24.06.2009. Waxaa lagu qabtey xaafada Wembley oo ku taal Galbeedka magaalada London qorituurkii cayaraaha Somali Week London 2009, iyadoo ay ka soo qayb galeen wakiilada 12 Kooxood ee ka qayb gali doono cayaraaha Somali Week London/UK 2009 (25 Jun 09)
read more
Tartankii 15aad ee ciyaaraha xagaaga Finland oo ka bilaawday magaalada Helsinki ee dalka Finland
Waxaa si habsami ah loo furay tartankii shan iyo tobonaad ee ciyaaraha xagaaga Finland. Tartankan oo ka furmay magaalada Helsinki ee dalka Finland(23 Jun 09)
read more
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gudiga Olompicada soomaaliyeed ayaa maanta soo garay gudaha dalka soomaliya
Wafdigaan uu horkacayay Gudoomiyaha Gudiga olompicada soomaaliyeed Aadan xaaji yabarow (Wiish) oo manta kasoo dagay garoonka Adan Cade Interniatinal Airporty(22 Jun 09)
read more
Gudoomiyaha Xiriirka somaliyeed ee kubada cagta oo booqasho indha indheen ah ku tagay mid kamid ah garoomada muqdisho ee kubada cagta ah.
Mogadisho: Saciid maxamuud nuur muganbe oo ah gudoomiyaha xiriirka somaliyeed ee kubada cagta(17 Jun 09)
read more
Suleymaan Colaad Rooble oo ah Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga Oo Sheegay In La Mataaneynayo Maamulada Isboorti ee Soomaaliya iyo Suudaan .
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga Suleymaan Colaad Rooble oo ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde (17 Jun 09)
read more
Ex-Guddoomiyihii Guddiga Olambikada Gobolka Banadir Xaaji Cabdulle Oo Ku Geeriyooday Muqdisho
MUQDISHO: Waxaa goor dhow dagaaladii ka socday Muqdisho ku geeriyooday Allaha ha u naxariistee Guddoomiyihii Guddiga Gobolka Banaadir ahna Xoghayahii Naadiga K/Koleyga Dekedda Xaaji Cabdulle Macalin Abuukar .(Jun 05 09)
read more
KOOXDA JAALLIYADDA LEICESTER UNITED OO SI XARAGO LEH LOOGAGA BADIYEY MAGAALADA MANCHESTER.
Kooxda jaalliyadda Somalida ku nool Manchester ee WPSC ayaa waxay martiqaad ciyaareed u fidisay kooxda jaalliyada Leicester United(21 May 09)
read more
WARBIXIN GUUD OO KU SAABSAN CAYAARIHII QURBAJOOGTA EE JABUUTI LAGU QABTAY
Muddooyinkii u dhaxaysay March14keedii ilaa 28keedii 2009, waxaa dalka Jabuuti oo aynu walaalaha nahay booqasho ku joogay kooxo kubadda cagta iyo koleyga(20 May 09)
read more
Naadiga Kubada kolayga Ee Dakada ayaa maanta ka anba baxay gudaha magaalada muqdisho iyagoo kusii jeeda
Ciyaaro Saaxiib tinimo ee ka dhacaya Dalka Jabuuti
kooxda kubada kolayga ee Dakada oo ahaa naadigii kaalinta 2aad kagalay horyaalkii 25aad ee kubada kolayga (19 May 09)
read more
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed guddoonsiisay abaal-marin uu ku muteystay horumarinta Isboortiga
Muqdisho; Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa Billad sharaf guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid),(19 May 09)
read more
Kooxda Degmada C/Casiis Oo Hanatay Koobka Kubadda Koleyga Ee Munaasabadda 15-ka May
Ciyaaraha Gudaha: Tartanka lagu maamusayo 15 May 2009 oo ay ka qeybgalayaan 13 Degmo ee Gobolka Banaadir oo ay iska kaashanayaan(17 May 09)
read more
Xiriirka shartanjiga soomaaliyeed oo furay taryamo ay kuxusayaan 15 may maalinta Dhaliyarada soomaaliyeed
Hoteelka saxafi ee magaalada muqdisho ayaa maanta waxaa sitoos ah uga furmay ciyaaro lagu xusayo maalinta Dhaliyarada soomaaliyeed oo ah 15 may (11 May 09)
read more
Horyaalka 11-aad ee Kubadda Gacanta Oo Si Habsami Leh Uga Socda Muqdishu iyo Natiijooyinkii Ugu Danbeeyay
Garoonka 1-da Luulyo ( Ex-Lugino) magaalada Muqdishu ayaa si habsami leh waxaa uga soconaya Horyaalka 11-aad ee wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya(06 May 09)
read more
XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY SWEDEN
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayay guddoomiyaha guddiga Olimbikada Soomaaliyeed mudane Aadan Xaaji Yabaroow Wiish, Ku xigeenka guddoomiyaha GOS (06 May 09)
read more
Madaxda GOS iyo Maamulka G/Banaadir oo furay ciyaarahii Dakmooyinka
Madaxda Gudiga Olompicada soomaaliyeed iyo Maamulka G/Banaadir manta siras miah magaalada muqdisho uga furay ciyaarihii(01 May 09)
read more
FIFA oo rajo weyn ka qabta in tirada TV-yada laga daawan doono koobka adduunka ee 2010-ka ka kor mari doonto koobkii sannadkii horeXidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa sheegay inay tirada dadka daawan doona tartanka ciyaaraha kama dambaysta koobka adduunka(27 Apr 09) read more Soomaaliya oo ku gacan seyrtay natiijada shirkii UAFA.
Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta Soomaaliyeed Mudane siciide Maxamuud Nuur (Mugaabe) ayaa ku eedeeyay maamulayaasha shirkkiii xiriirka kubadda cagta carabta ee ka dhacay Riyaadh(22 Apr 09)
read more
Abdisalam Caddaay oo maalinimada Arbacada la ciyaari doona kooxda Arsenal Garoonka weyn ee Emirates-London.Abdisalaam Caddaay oo ciyaara kooxda Manchester City iyo Xulka Qaranka Norway ayaa ciyaar kulul la yeelan doona isaga iyo kooxdiisa Manchester City (21 Apr 09) read more FW: Ururkii EuroSom oo burburey kadib markii maamulkii hore uu lunsaday lacagihii loogu tala galay horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee Yurub.Ururkii EuroSom oo burburtey kadib markii maamulkii hore uu lunsaday lacagihii loogu tala galay horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee Yurub.(20 Apr 09) read more Naadiga Everton oo u soo gudbay Finalka koobka FA CUP ..
Goolhayihii hore ee kooxda Manchester United Mr. Tim Howard ayaa kooxdiisa Everton u suuragaliyey inaay soo gaaraan Finalka FA Cup-ka(20 Apr 09)
read more
Spain oo markii 10-aad oo xidhiidh ah hoggaanka u haysa qiimeynta FIFA iyo qaranada Afrika oo hoos uga dhacay kaalmohoodii horeKooxda qaranka Spain, ayaa fursad u helay inay dhigaan rikoodhka hoggaanka qaramada adduunka, kadib markay 10 jeer oo xidhiidh ah (16 Apr 09) read more Waxaa la soo gabagabeeyay horyaalkii 23-aad ee Kubadda LaliskaWaxaa lagu soo gabagabeeyay garoonka Ex-Lujino ee degmada Cabducasiis ee magaalada Muqdisho,horyaalkii 23-aad (16 Apr 09) read more Saciid jaamac Qoorshel oo xarun uu furay ciyaartoydii hore ee cuslaatay
Muqdisho.Xaruntaani cusub oo maanta uu furay Xidigii hore ee kooxda kubada kolayaga ee jeenyo (15 Apr 09)
read more
First chess scholastic regional association formed in SomaliaDuring a two-day long meeting in Mogadishu the principles of Mogadishu-based primary, intermediate and secondary schools(15 Apr 09) read more Wasiirka Sportiga oo Qaabilay Madaxda xiriirka K/Cagta Garabka Axmed sendiko .
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo sportiga suleymaan colaad rooble ayaa kulan balaaran waxaa uu la yeeshey xubnaha xiriirka soomaliyeed ee kubadda cagta ee uu hogaamiyo axmed sindiko(09 Apr 09)
read more
Wasaarada Sportiga Puntland oo shaacisay dayactir lugu sameynaayo garoonka kubada cagta Magaalada bosaasoBoosaaso: Wasaaradda Isboortiga iyo dhalinyarada ee Maamul goboleedka Puntland ayaa bilowday markii ugu horysay qorshe ay dib ugu dayactirayso (09 Apr 09) read more Danish-Somali referee encourages Somali football referees
A Danish football referee who originally hails from the war-ravaged Somalia Hassan Wiish Hajji Yabarow on Sunday received (07 Apr 09)
read more
Xaflad Qada sharaf ah oo isku barayaneen Garsoorayaasha danmark iyo kuwa kusugan muqdisho oo ka dhacday hotlka Naasa hablood
Dulucdeedu aheyd isbarasho ayaa maanata waxa ay ka dhacday hotelka naasa hablood ee magaalada muqdisho iyadoona uu soo qabanqaabiyay xafladaasi(07 Apr 09)
read more
Macalimiinta k/cagta Soomaaliyeed oo tababar loo furay
Ugu yaraantii 28 ka mida macalimiinta qaran ee kubada cagta Soomaaliyeed ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah oo mudo todobaad ah soconaya(07 Apr 09)
read more
Maalinimadii ay taariikhdu ku aadanayd 05 April/2009, waxaa xarunta ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (SYDOM),lagu qabtay shir ballaaran oo ay ka soo qayb-galeen xubnaha sare guddiga fulinta ee ururka.
Ku: Guddoomiyaha ururka SSIFO.
OG: Guddoomiye ku xigeenka ururka SSIFO.
OG: Xoghaynta ururka SSIFO.
OG: Guddoomiyaha Dhaqaalaha ururka SSIFO.
OG:Madaxa ururka Haweenka SSIFO.(07 Apr 09)
read more
Dhalinyarda ku dhaqan magaalada muqdisho oo farxad ka muujiyay Dhismaha ka soconaya Garoomada koonis iyo stadiom muqdisho
Dhalin yarada ku dhaqan magaalada muqdisho ayaa waxay bar yahaani danbe hadal haya dhis maha cusub ee ka soconaya garoomada kala ah stadiom koonis iyo stadium muqdisho (30 Mar 09)
read more
Masuuliyiin Soomaaliyeed oo booqday garoonka Stadium Banaadir oo dhisme ku soconayo.
Madax ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo uu hogaaminayay gudodomiye ku xigenka 1-aad cali saciid Guuleed (28 Mar 09)
read more
Kooxda K/Koleyga Heegan Oo Guuldaro La Kulantay ciyaartii ugu horeysay ee E.C.S.A. Intercity 2009/Arusha.
ARUSHA: Waxaa dalka Tanzania magaalada Arusha ka furmay tartanka Horyaalada Caasimadaha Bariga,Bartamahaiyo Koonfurta afrika (East Central & Southern Intercity Basketball Tournament 2009)(27 Mar 09)
read more
Dayactir markale Dib looga Bilaabay Garoonka Koonis Stadiom
Dayactirkan dib looga bilaabay garoonka koonis stadium ayaa waxa uu noqonayaa dayactirkii horay u dhicisoobay islamarkaana haatan dib loo yagleelay (27 Mar 09)
read more
Maamulka Gobalka Banaadir Oo Maanta Booqasho Kutagay Xarunta Xiriirka Soomaaliyeed Ee Ciyaaraha Fudud
Godoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Maxamed Ismaan Cali (dhagaxtuur)
Ayaa maanata Booqasho kutagay Xarunta Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud(23 Mar 09)
read more
Guddoomiyaha Ururka Taageerayaasha Ciyaaraha Soomaaliya Oo Baaq Taageero U Diray Guddoomiyaha G.O.S Aadan X. Yabarow (Wiish).
Guddoomiyaha Ururka ay dhawaan samaysteen Taageerayaasha ciyaaraha Soomaaliya Ibraahim Maxamed Qeydaraan (Adoomoow)(23 Mar 09)
read more
Gudoomiyaha Olimbikada Soomaaliyed oo loo doortay Muxiyadiin Darbaweyne Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho
Gudoomiyihii hore ee Xiriirka K/cagta Soomaaliyed ayaa loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Olimbikada Soomaaliyed (GOS) kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho,(23 Mar 09)
read more
Orodyahanka Caanka Ah Ee Maxamed Faarax Oo Qalab Ciyaareed oo Oradada Ugu Deeqay Wasaarada Ciyaaraha SomalilandWasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamuud Siciid Maxamed ayaa maanta gudoomay deeq agab ciyaareed ah(22 Mar 09) read more Kooxda Kubadda Koleyga Heegan Oo U Ambabaxay ka Qeybgalka Tartanka Caasimadaha Bariga, Bartamaha iyo Koonfurta Africa
Kooxda ciidanka Booliska ee Heegan oo dhawaan ku guuleystay Horyaalka 25-aad Kubadda Koleyga Soomaaliya ayaa 3:00 galabnimo xilliga Muqdishu ka ambabaxay garoonka Caalamiga Aadan Cadde(22 Mar 09)
read more
Iskuaadka horyaalka yurub uefa![]() Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo loo doortay Guddoomiyenimada Guddiga Olombikada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed-Aadan Xaaji Yabarow Wiish Ayaa manta oo Arbaco,taariikhdana ay kubeegan tahay 18, 2009 Dalka Jibouti(18 Mar 09)
read more
Xoghayaha Xiriirka Kubada cagta Oo U Sharaxan Gudoomiye Ku Xigeenka GOS
Xoghayaha Xiriirka k/cagta Somalia C/qani Said Arab ayaa shaac ka qaaday inuu yahay musharax u taagan xilka gudoomiye ku xigeen ee Gudiga Olympic Somaaliyeed ee GOS(18 Mar 09)
read more
Munaasabad lagu xusayo Maalintii tagtay ee 8 Marso Ayaa ka Dhacday xarunta wasaarada Sportiga
Munaasabadaa oo ayay soo qaban qaabiyeen ciyaartoydii hore ee Haweenka oo cuslaaday ayaa waxay ka dhacday Wasaarada Dhalin yarada iyo Sportiga(16 Mar 09)
read more
Isbaheysatada Afduubka ku Heysata sports Somalia Oo jabouti ku Wajahan Maalinta berita ah
Isbaheystada sports somalia afduubka ku heysata ee aan ogoleyn in shaqsi kale uu xili ka qabto sports somalia iyaga mooyaane ayaa waxaa lagu wadaa (15 Mar 09)
read more
Todobaadka Ka Hortagga Qaaxadda (TB) Oo Si Habsami Leh Uga Soconaya Muqdishu.
Muqdisho daawo Sawirada: Barnaamijka Munaasabadda Todobaadka ka hortagga cudurka Qaaxadda TB ayaa wuxuu si habsami leh uga soconayaa magaalada Muqdishu (13 Mar 09)
read more
Gos oo Gudbiyay Warqad Ay Uga soo Horjeedaan In Garoonka Kubadda Cagta WAAMO Suuq Laga Dhigo, Ciyaaryahanadii Hore iyo Dhallinyarada Xaafadda Boondheere Oo Walaac Weyn Ka Muujiyay Garoonka WAAMO
Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu warqad ay uga soo horjeedaan in garoonka Kubadda Cagta ee ku yaala xaafadda Boondheere loona yaqaan WAAMO laga dhigo goob Suuqa ah(13 Mar 09)
read more
Qado sharaf lagu soo dhaweynayay Odayaal Sport , laguna sii dhaweynayay tababarayaasha K/ Koleyga oo u ambabaxaya Jamhuuriyadda Jabuuti
Qado sharaftaasi oo si aad ah loo soo agaasimay waxaa lagu qabtay magaalada Minneapolis iyadoo isku soo dubaridkeeda ay ka shaqeeyeen ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota(10 Mar 09)
read more
Naadiga Heegan oo ku Guulaysatay koob lagu maamuusayo marxuun Elman cali Axmed
koobkaani munaasabada ah oo ay soo qaban qaabisay hay,ada Elman oo maanta kadhacay garoonka exluujino(10 Mar 09)
read more
Naadiga Heegan oo shanta farood ku Dhigtay Horyaalka 25aad ee Kubada Kolayga
Naadiga kubada kolayga ciidanka booliska soomaliyeed eeHeegan ayaa maalintii shalay ahayd shanta farood ku dhigtay horyaalka 25aad ee kubada kolayga(09 Mar 09)
read more
Gobalka Hiiraan oo magacaawday Gudoomiye cusub
Shirar is daba jooga ah oo u socday dhalinyarada iyo bahda Sports Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay halkaasi, markii maamul cusub loo dhisay Gudiga Olympic Gobolka.(06 Mar 09)
read more
Wasiirka Dhalinyarada iyo sportiga Saleemaan Colaad Rooble oo shirar kala Gooni Gooni ah layeeshay xiriirada ciyaaraha iyo Gudiga Olombicada Soomaaliyeed
Wasiirka dhalinyarada iyo sportiga Saleemaan colaad rooble ayaa maanta shirar kala gooni gooni ah kula qaatay wasaarada dhalinyarada iyo Sportiga xiriirada ciyaaraha ee ka jira dalka soomaliya(06 Mar 09)
read more
Dagaal Ka Dhex Qarxay Xiriirka Ciyaaraha Fudud .
Qilaafkii ugu xooganaa ayaa soo kala dhexgalay madaxda ugu sareysa xiriirka ciyaaraha fudud ee Somalia , kaasoo sababi gaaray iney qaar ka mid ah xubnahaasi ay gacanta iskula tagaan,(03 Mar 09)
read more
Naadiyada Heegan iyo Dakadaha oo isku diyaar garaynayo ciyaarta kama danbaysta ah ee horyaalka 25aad ee kubada kolayga
Waxaa baryahaan danbe si habsami leh garoonka exluujino ee dagmada cabdulcasiis uga socday horyaalka 25aad ee baaskid bolka(03 Mar 09)
read more
Weeraryahanka Soomaaliyeed ee Da’da yar ee u ciyaara Kooxda Juventus oo Heshiiska uu kula jooga naadigaasi sara loo khaaday
Xidiga da'da yar ee dalka Soomaaliya iyo kooxda dhalinyarada Juventus Ayub Daa'ud Xuseen Iidow (Daauud Jeenyo)(03 Mar 09)
read more
Shir looga hadlayay qabashada Doorasho lagu soo dhisayo Maamul uu yeesho Isboortiga Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Beledweyne
Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen xubno ka tirsan Maamulka Isboortiga Gobalka Hiiraan ayaa waxaa siweyn loogu wadda hadlay sidii wax looga qaban lahaa(28 Feb 09)
read more
Bahdawaynta Sportiga ee kudhaqan maagaalda muqdisho Oo Hanbalyey Wasiirka cusub ee sportiga iyo Dhalinyarada
Muqdisho Anagoo ah bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada muqdisho waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direynaa Wasiirka cusub ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga(28 Feb 09)
read more
Xaguu kudanbeeyay dayactirkii Garoonka Konis Stadiom
Garoonka faca wayn ee koonis Stadiom ee magaalada muqdisho oo sanad ka hor laga bilaahay dayactir lagu dayac tiraayo burburka ku yimid dhismaha garoonka(28 Feb 09)
read more
Abuukar Shiino iyo safarkiisii Toronto
TORONTO: Abuukar Axmed Maxamed oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Abuukar Shiino), oo u cayaari jiray naadigii kubadda kolayga Muqdisho (25 Feb 09)
read more
Shir looga hadlayay horumarinta k/koleyga iyo taageeridda macallimiinta Qaranka
London: Shir looga hadlayay horumarinta kubadda koleyga Soomaaliyeed ee gudaha iyo qurbaha ,taageeridda macallimiintii dhawaan loo soo magacaabay (24 Feb 09)
read more
Somali Tigers ma hambayn koobabkii K/Cagta ee Minnesota
Kooxda kubadda cagta ee Somali Tigers ee gobolka Minnesota ayaa iyadu isku darsatay dhammaanba koobabkii kubadda cagta (24 Feb 09)
read more
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif oo sheegay in isboortigu uu gacan ka geysan karo nabadeynta iyo is dhex galka bulshada
Madax waynaha dowlada midnimo qaran sheikh shariif sheikh axmed ayaa xiriirka soomaliyeed ee kubada cagta ka codsaday in ay nabada kashaqeeeyaan(24 Feb 09)
read more
Ciyaaryahan Magan Daahir Yuusuf oo ugu Baaqay dawladda Cusub ee Soomaaliya.
Ciyaaryahanka caanka ah ee Soomaaliyeed ee Ciyaara Ciyaarta Kubadda Miiska isla Markaana lagu naaneyso MUCJISADA KUBADDA MIISKA (24 Feb 09)
read more
Naadiga Heegan oo Guul ka Gaartay ciyaar katirsan Horyaalka 25aad Ee kubada kolayga
Kulana katisan horyaalka 25aad oo baaskid boolka ayaa maalintii shalay ahay ka dhacay garoonka Exluujino ee dakmada cabadal casiis (22 Feb 09)
read more
Naadiga Kubadda Kolayga ee Dekada Muqdisho oo la xareeyay iyo Maamulka Xiriirka Kubadda Kolayga Soomaaliyeed oo Booqday (Mas'uuliyiinta naadiga Dekadaha oo soo jeediyay in Ciyaartaasi fiinalka ah lagu qabto dalka Dibadiisa)
Waxaa manta si rasmi ah loo shaaciyay inay u xeroodeen Naadiga Kubadda Kolayga ee Dekadda Muqdisho, iyadoo munaasabad balaaran (22 Feb 09)
read more
Guddiga ciyaaraha kubada cagta ee Gobalka waqooyi bari oo ka cosdaya ganac satada kudhaqan gobalakaasi inay garabkusiiyaan dhismaha Garoonka kubada cagta
Guddiga maamulka kubada cagta ee gobalka waqooyi bari ee ismaamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in garoonka kubada cagta magaalada Boosaaso(20 Feb 09)
read more
Xogayaha xiriirka soomaliyeed ee kubda cagta C/qani saciid carab oo laga yaabo in uu u guuro dalka holand
Xoghayaha Xiriirka k/cagta Somalia C/qani Said Carab ayaa hada wixii ka danbeeya wuxuu noloshiisa ku qaadan doonaa dalka Holand(20 Feb 09)
read more
Dadka asal ahaan kaso jeeda Wadanka South Africa oo walaac ka muujiyay in ay waayaan martigalinta cayaaraha aduunka ee 2010
Xiriirka K/Cagta Adduunka ee marka la soo gaabiyo magiciisa loo yaqaanno FIFA ayaa shaaca ka qaaday in codad qiimeyn ah oo (19 Feb 09)
read more
Maamulka Cusub Ee Dhawaan loo magacaabay Naadiga Elman Oo Qabtay xaflad Ay Isku barayaan Ciyartoyda iyo Taageerayaasha kooxda
Xaflad qado sharax ah oo loogu tala galey is barasho iyo wada shaqeynta Guddiga iyo Maamulka cusub ee Elman fc iyo Ciyaartoyda (19 Feb 09)
read more
Tababarayaal Ku Xiggeeno Xulka Qaranka
TORONTO Guddoomiyaha xiriirka somaliyeed ee kubadda koleyga Adan Hagi Yabarow Wiish ayaa wuxuu bishan Feb.05.2009 soo saaray wareegto uu xilal cusub (14 Feb 09)
read more
TAAGEERO LOO FIDIYAY MACALLINKA CUSUB EE XULKA QARANKA SOMAALIYEED K/KOLEYGA
Shir ay isugu yimaadeen waalidiinta, iyo tababarayaasha kooxaha kubadda koleyga ee ka dhisan gobolka Minnesota(01 feb)
read more
09--10-01-2009 Waxaa magaalada helsinki ee finland lagu qabtay tartan loogu magac daray marxuum allah u naxariistee farax wehliye cadow (Sendiko) Waxaana soo qaban qaabiyey ururka Somali culture and sports ee Finland.
Tartankan oo la qabto sanad walba ayaa waxaa ka soo qayb gala lix kooxood oo soomaali ah ahna odayaal isboorti kana kala yimid Ingiriiska ,Sweden iyo Finland(17 Jan 09)
read more
Xulka Soomaaliya oo dhabarka dhulka u dhigay dhigooda Tanzania.
Xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta ka badiyay xulka dhigooda ah ee dalka Tanznia cayaar qeyb ka ahayd tartanka qaramada dalalka bariga iyo bartamaha qaarada Afrika oo haatan ka socda dalka Uganda.(03 Jan 09)
read more
Xulka Qaranka Soomaaliya oo laga badiyey cayaartii ugu horeysa tartanka CECAFA senior challenge cup.
Xulka qaranka kubada cagta ee dalka Soomaaliya ayaa ku sugan magalada Kambala ee xarunta dalka Uganda halkaas oo ay Soomaaliya (01 Jan 09)
read more
CASHO SHARAF LOO SAMEEYAY WAKIILKA DUMARKA EE SSIFO
Habeenimadii Axada oo ay taariikhdu aheyd 28/12/08 ayaa waxaa casho sharaf soo dhawayn ah lagu qabtay Rest. MANGOLEIA, taasoo lagu soo dhawaynayey wakiilka dumarka ee ururka SSIFO, xiddigtii hore kubadda kolayga ee naadiyadii SomaliFuriut, Jeenyo iyo xulkii qaranka Miski Cumar Cusmaan(01 Jan 09)
read more
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo bah-weynta Isboortiga Soomaaliyeed uga tacsiyadeedyay geeridii ku timid Macalimiintii kubada koleyga Ibraahim Buruko iyo Cumar Anyeelo.
Qoraal saxaafadeed maanta kasoo baxay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu diray guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaana bah-weynta Isbooriga dalka oo looga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee 26-kii bishan ku timid macalimiintii kubada koleyga Soomaaliyeed Cumar maxamed Cumar Anyeelo iyo Ibraahim Jimcaale Cabdi Buruko(29 Dec)
read more
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa caawa fiidnimadii ku geeriyooday magaalada helsinki shil baabuur Ibraahim jimcaale cabdi (Buruko)
Ibraahim buruko oo ka mid ahaa bahdii sportiga ee soomaaliyeed ee ugu magaca dheeraa ahaana tababarayaashii ugu wanaagsanaa ee dalka soomaaliya(27 Dec)
read more
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo madax ka tirsan xiriirka kubada cagta kula kulmay dalka Jabuuti.
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Cadde ayaa Hotelka Kempniski ee magaalada Djibouti waxaa xalay uu kulan kula qaatay guddoomie ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta(26 Dec)
read more
Garsoorayaasha kubada cagta Soomaaliya oo seminaar loo soo xiray maanta
Seminaar Soconaayay Muddo Sedex maalmood ah ayna ka qeyb galeen 27 ka tirsan garsoorayaasha kubada cagta Soomaaliya(26 Dec)
read more
Gudiga Olombikada Soomaaliya oo ka shiray Geerida Aabihii Isboortiga Soomaaliyeed iyo Buug tacsida Halyeey Faarax Sindiko oo Xarunta GOS maanta laga furay Magaalada Muqdisho.
Shir balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen Xubnaha Gudiga Ololmbikada Soomaaliyeed ayay si weyn uga hadleen geerida Marxuum Halyeey Faarax wehliye cadow Sindiko(21 Nov 08)
read more
Cabduqaadir cali abiikar (waraabe) soomaray ciyaartoy noqdayna tababare oo ee deen kulul dusha kaga tuuray xiriirka soomaaliyeed
Cabdiqaadir Cali Abiikar, kana mid ahaa ciyaartoydii Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ee haysta horyaalka sanadihii 1974, 75, 76, 77, 78, 79, kuna guuleystay 1977-dii Billad maar(20 Nov 08)
read more
|
User LoginWararka![]() (Axmed Dahir Iyo Sheeqa)CAYAARIHII QURBAJOOGTA EE JABUUTI LAGU QABTAY read more![]() ![]() ![]() ![]() read more ![]() read more Keydka Wararkii Hore read more Xayeysiinta |
mohamoudimad@hotmail.com